Sheeko Gaaban “Waa la dhaqaa Nooh!!!!”

Sheeko Gaaban “Waa la dhaqaa Nooh!!!!”

Waa maalin ka mid maalmaha caadiga ah ee noloshayda, waxase sida caaadada ah noloshu leedahay waayo iyo wajiyo cusub malainkasti sida ay cadceeda maalinkastiba u soo baxdo, taasi micnaheeduna waxay ay noqonaysaa inaad maaalinkastiba la kulantid dhacdo cusub.
Aduunka wadan kastaa waxa uu ku hadlaa luqada u gaar ah ama luqada uu dadkale la wadaago, waxa se xaqiiqo ah in luqadkasataa ay marba kala duwantahay marka loo eego deegaanada lagaga hadlayo, tusaale ahan luqada carabigu waxay ay ku kala duwanthaya kalmadaha qaar…..
Goobtu waa jaamcada Just, waqtiguna waa duhur gaaban, kuna astaysan kulayl gaaba oo uu ka soo hormaray qaboow. Waxa ay na dhaxmartay aniga iyo wiil aan sxbo nahay oo aan isla qaadano maadooyin ka mida maadooyinka jaamcada…. Waana tan
Xiisada carabi ah ayaan qaadanayna maalintan iyada ah markaa saxibkay imtixaan ayuu laha marka ma iman maadada, anigu se waxa aan tagay goobtii xiisada lagu qaadanayay waqti yar ka bacdi. Waxase aan la kulmay goobtii ama qolkii xiisada lagu qaadanayay oo faaruq ah, waxa ay igu noqotay filan waa. Ujeedada loo fasaxay maadada si aan isku shiki saaro waxa aan isku dayay in aan la hadlo wiilkii sxbkay ahaa waxaana na dhaxmartay sheekadan gaabana.
Aniga: walalo xiisadii waan tagay galaskiina waa madhanyahay ee maxaan sameeyaa?
sxbkay: dadka meesha jooga waydii. Waxa dhacay ee xisada loo fasaxay.
aniga: sxb cidna meesha ma joogto, waxa kaliya jooga nin galaska masaxaya.
Sxbkay: meelaha cid ka eeg eeg
(waxa aan dareemay in aanu I fahmin sxbkay su’aasha aan waydiiyay waxaan isku dayay inaan fahansiiyo kalmada)
aniga: sxb kalamada (Clean) oo af “English” ah maxa la idhaaha
(oo aan uga jeedo inaan kalamada masaxaad u macneeyo}….
“waxa u u qatay in aan ka wada dadka meesha jooga maxan ku idhaaha aya af carabig igu idhi”
sxbkay: wayn makaan xiisa(micne :aaway xiisadii)……
(waxaan aan marlabaad dareemay inaanu sxbkay I fahmin, marlabad ayan isku dayay inaan kalmadii badalo).
aniga : Nadaafad sxb ayan ka wadaa, ee waxay micnaheedu
sxbkay : ima fahmin, waxaad ku tiraahdaa
(waxan dareemay inaanu wali I fahmin waxaanan ku idhi)
aniga : sxb guriga marka usgag yaalo ee usgaga laga qaadayo maxa la dhaha ayaan si dagan u waydiiyaya ?
sxbkay : waxa uu iigu jawaabay WAA LA DHAQAAA NOOOH
aniga : sxb hadaba galaska cidna ma joogto ee galaska nin Kaliya jooga ninkaasina WAA DHAQAAA CAMAL…
Dhamaad …..

Advertisements

One response to “Sheeko Gaaban “Waa la dhaqaa Nooh!!!!”

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s